• Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

    Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, visited Somalia today (January 25) to launch several development projects, including a new terminal for the Aden Abdulle International Airport airport terminal, in the Somali seaside capital of Mogadishu. President Erdogan was accompanied on his second visit to the Horn of Africa country by his wife, daughter and several ministers. Somali President Hassan Sheikh Mohamud […]

    Turkish President in Somalia to Launch Development Projects
  • Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

    Madax-waynaha dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay caasimadda dalka ee Muqdisho. Garoonka magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba wadoonka waawayn ee caasimadda ayaa amaankooda aad loo adkeeyay,waxaana gudaha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade ku soo dhaweeyay madaxwayne Erdogan xukuumadda Soomaaliya oo uu hogaaminayo madax-waynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madax-waynha dalka […]

    Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
  • “Dhagayso” Duqa Magaalada Gaalkacayo oo Digniin Udiray Qorsha Maamul Usamaynta Gobolada Dhexe.

    Duqa magaalada Gaalkacayo ee G/Mudug mudane C/Casiis Jaamac Guuleed oo saxaafadda la hadlay ayaa digniin culus u soo jeediyay qorshaha lagu doonayo in maamul midaysan laga sameeyo gobolada dhexe ee dalka. Hadalka duqa magaalada Gaalkacayo ayaa imanay xili ay socdaan abaabul lagu doonayo in la sameeyo maamulka Galguduud iyo Mudug oo ay dawladda dhexe dabada ka soo riixayso,waxaana magaalada Cadaado […]

    “Dhagayso” Duqa Magaalada Gaalkacayo oo Digniin Udiray Qorsha Maamul Usamaynta Gobolada Dhexe.
  • W/Wazaaradda Maaliyadda ee Puntland oo Booqday Kastamka Tuka-Raq ee G/Sool.

    Waziirka wazaaradda maaliyadda ee dawladda Puntland mudane Shire Xaaji Faarax iyo wafti uu hogaaminaya ayaa khamiistii booqday kastamka tuulada Tuka-raq ee G/Sool. Waziirka oo saxaafadda kula hadlay gudaha kastmak Tuka-raq ayaa sheegay in ay dawladda Puntland ka go’antahay xoojinta kastamada dalka. Dhawaana dawladda Puntland ayaa furtay kastma ku yaala deegaanka Tuur-dib ee deegaanka degmada Gal-dogo ee G/Mudug kaasi oo ay […]

    W/Wazaaradda Maaliyadda ee Puntland oo Booqday Kastamka Tuka-Raq ee G/Sool.
  • Madaxwaynah Turkiga Oo Jabuuti Booqday.

    Madax-waynaha dalka Turkiga mudane Recep Dayip Erdogan ayaa booqday dalka Jabuuti,waxayna booqashadani qayb ka tahay socdaal oo madax-waynaha Turkigu kumarayo geeska Africa. Waftiga madaxwaynaha dalka Turkiga ayaa si diiran waxaa Jabuuti uugu soo dhaweeyay madax-wayne Ismaaciil Cumar Geele iyo masuuliyiinta golayaasha dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti. Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Jabuuti ayaa salaan sharaf siiyay madaxwaynaha dalka Turkiga oo ka soo noqday […]

    Madaxwaynah Turkiga Oo Jabuuti Booqday.
  • Hanti-Dhawrka Guud ee Soomaaliya oo Sheegay In Madaxtooyada Soomaaliya Hor Joogsatay Shaqo-Maalmeedkoodii.

    Handti-dhawrka guud ee qaranka ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku sheegay in hor istaag lagu sameeyay shaqooyinkii ay qaranka u hayeen. Dr.Nuur Jimcaale Faarax oo ah hanti dhawrka guud ee dalka ayaa war saxaafadeedka ku sheegay in loo diiday in ay gutaan shaqooyinkii qaran ee ahaa baadhitaanka iyo guud ahaan ogaanshaha hantida qaranka sida loo maamulayo. Tan […]

    Hanti-Dhawrka Guud ee Soomaaliya oo Sheegay In Madaxtooyada Soomaaliya Hor Joogsatay Shaqo-Maalmeedkoodii.
  • Wakiilka Soomaaliya ee IGAD Maxuu Kayidhi Shirka Kismaayo ee Lagu Daahfurayo Soo Xulitaanka Baarlamaanka Jubaland.
  • Dawladda Soomaaliya Maxay Ka Tiri Daah-Furka Shir-Waynaha Xulitaanka Baarlamaanka Jubaland ee Kismayo.
  • Wufuud Caalami ah Oo Kismaayo Gaadhay.

    Magaalada Kismayo ee G/Jubada Hoose oo iminka xarun u ah maamulka Jubaland ee Soomaaliya ayaa la ciir ciiraysa wufuud heer caalami ah oo ka kala socda hay’do caalami ah. Ujeedada wufuudan ayaa ah in ay goob joog ka noqdaan dhismaha baarlamaanka maamulka kismayo yeelan doono oo loo fadhiyo in la soo xulu. Sida ay sheegeen masuuliyiinta maamulka Jubaland waxaa soo […]

    Wufuud Caalami ah Oo Kismaayo Gaadhay.
  • Wasaarada Arrimaha Dibada Ee DFI Oo Sheegtay In La’ansixiyay Xuska Maalinta Qurbajoogta

    Addis Ababa(CN) Axad.Jan.18.2015, wasaarada arrimaha dibada ee DFI ayaa sheegtay in la ansixiyay go’aanka maalinta xuska qorbajoogta oo laga dhigay 10 bisha tobnaad ee Sane tirsiga dalka oo ku aadan 18 bisha June ee tirsiga milaadiga. Waxaa lasheegay in xusida maalin u gaar ah qurbajoogta u dhalatay wadanka Itoobiya ay kor u qaadi doonto kaalinta ay qurbajoogtu kuleedahay kaqayb-qaadashada hawlaha […]

    Wasaarada Arrimaha Dibada Ee DFI Oo Sheegtay In La’ansixiyay Xuska Maalinta Qurbajoogta

Wararka »

Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

January 25, 2015 at 3:38 pm

Madax-waynaha dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay caasimadda dalka ee Muqdisho. Garoonka magaalada Muqdisho iyo...

News in English »

Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

January 26, 2015 at 4:31 am

Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, visited Somalia today (January 25) to launch several development projects, including a new terminal for the Aden Abdulle International...

Caalamka »

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

December 18, 2014 at 11:38 am

Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa...

Wararka Afrika »

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

December 18, 2014 at 8:14 pm

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka...