• Heshiiskii DFS iyo Jubaland ee Addis ababa oo Laba Qodob Laga Badalay.

    Bishii August ee sanadkii hore waxay DFS iyo Jubaland heshiis ka gaareen is fahan la’aan in muda ah ragaadisay hawlahii labada dhinac ee dawliga ahaa, Kulanka ay ku heshiiyeen oo ka dhacay caasimadda Itobiya ee Addis ababa waxaa ka soo baxay qodobo labada dhinac ku heshiiyeen oo is afgarad horseed u noqday. Hadaba labada qodob ee kala haa in Mudane […]

    Heshiiskii DFS iyo Jubaland ee Addis ababa oo Laba Qodob Laga Badalay.
  • MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

    Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka Qoraxay. Waftiga madaxwaynaha oo socod dhulka caasimadda deegaanka ee Jigjiga uuga baxay ayaa sii maray magaalooyinka iyo tuulooyinka deegaanka ee wadada laamiga ah,waxayna magaalada Dhagaxbuur ee caasimadda gobolka Jarar kula kulmeen bulshada qaybaheeda kala duwan. Waftiga madaxwaynaha ayaa bulshada […]

    MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.
  • Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.

    Madaxwaynaha dawladda faderalka Soomaaliya iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa soo gaba gabeeyay booqasho saacado qaadatay oo ay ku tageen magaalada Kismayo ee dawlad goboleedka Jubaland. Madaxwaynaha iyo waftia uu hogaaminayo oo iskugu jiray xildhibaano, odayaal dhaqameed,saraakiil ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ay dib galabta uugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Ujeedada socdaalka madaxwaynaha ayaa la sheegay in ay ahayd […]

    Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.
  • MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.

    Madaxwaynaha dawlaada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho iyagoo u sii jeeda Kismayo. Booqashada madaxwaynaha ee magaalda Kismayo oo aan horay loo sii sheegin ayaa imanaysa ka dib magacaabidii waziirka koobaad ee dalka xili ay Soomaalidu ka bixisay saadaal kala duwan. Waftiga madaxwaynaha waxaa ka mid […]

    MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.
  • Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

    Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa xiriirka aan la leenaha dalka Cuba ee dhinacyada ganacsiga iyo dalxiiska waxaan kale oo aan ka wada hadli doonaa maxaabiis labada dhinac ku kala xiran. Gudaha dalka Cuba waxaa maxbuus ku ah laba qof […]

    Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.
  • Odayaal Dhaqameed Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye oo Kismaayo Gaaray.

    Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beelah hawiye oo uu hogaaminayo r/wazaarahii hore Cali Maxamed Geedi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Lama oga ujeedada socdaalka odayaasha balse waxaa daboolka laga qaaday in ay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta uugu saraysa ee dawlada goboleedka Jubaland. Warar aan la hubin oo ka imanaya villa Soomaaliya ayaa sheegaya in ay suurto […]

    Odayaal Dhaqameed Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye oo Kismaayo Gaaray.
  • Xamaas oo Laga Saaray Liiska Argagixisada.

    Maxkamadda guud ee midawga Yurub ayaa gabi ahaanba ka saartay liiska argagixisada caalamiga ah ururka Xamaas ee Falastiin. Xamaas tani iyo intii ka dambaysay doorashooyinkii guud ee Falastiin ee ay ku guulaysteen waxaa saarnaa cunaqabatay iyo waliba iyadoo lagu daray liiska argagixisda caalamiga ah. Maxkamadda guud ee midawga Yurub ayaa sheegtay in aan la haynin sabab ay uugu sii jiraan […]

    Xamaas oo Laga Saaray Liiska Argagixisada.

Wararka »

Heshiiskii DFS iyo Jubaland ee Addis ababa oo Laba Qodob Laga Badalay.

Heshiiskii DFS iyo Jubaland ee Addis ababa oo Laba Qodob Laga Badalay.

December 19, 2014 at 2:47 am

Bishii August ee sanadkii hore waxay DFS iyo Jubaland heshiis ka gaareen is fahan la’aan in muda ah ragaadisay hawlahii labada dhinac ee dawliga ahaa, Kulanka ay ku...

News in English »

Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

December 16, 2014 at 11:26 pm

After years of pervasive public perception that public resources are being squandered by officials and government agencies, Somalia’s auditor general has taken unprecedented...

Caalamka »

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

December 18, 2014 at 11:38 am

Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa...

Wararka Afrika »

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

December 18, 2014 at 8:14 pm

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka...