• Waziirul Dawlaha Madaxtooyada ee Gobolada Puntland oo Canada Booqanaya.

    Waziirul dawlaha madaxtooyada ee arimaha gobolada Puntland mudane Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ee iminka ku sugan magaalada Toronto ayaa kulan la qaatay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee qurba jooga ah gaar ahaana bulshada ka soo jeeda gobolada Puntland. Soo dhawaynta waziirka loo sameeyay waxaa ka hadlay salaadiin,aqoon yahan iyo hogaamiyayaasha bulshada Soomaaliyeed ee dalkan Canada. Waziirka oo ka hadlay arimo […]

    Waziirul Dawlaha Madaxtooyada ee Gobolada Puntland  oo Canada Booqanaya.
  • Guriceel Oo Mar Labaad Lagu Dagaalamayo.

    Warar hor dhac ah oo maanta ka imanaya degmada Guriceel ee G/Galguduud ayaa sheegaya in saaka mar kale dagaal ka dhacay gudaha maagaalada. Sida la sheegay dagaalkan ayaa ah mid daba socda dagaalkii asbuucan horaantiisa ka qarxay deegaankaasi. Khasaarah dagaalkan ayaan wali la sheegin balse goob joogayaal u waramay saxaafadda ayaa sheegaya in uu ahaa dagaal culus oo khasaare badan […]

    Guriceel Oo Mar Labaad Lagu Dagaalamayo.
  • U.S Gunman Kills Three Young Muslims,Motive Disputed.

    (Reuters) – A gunman who had posted anti-religious messages on Facebook and quarreled with neighbors was charged with killing three young Muslims in what police said on Wednesday was a dispute over parking and possibly a hate crime. Craig Stephen Hicks, 46, a full-time paralegal student from Chapel Hill, was charged with first-degree murder in Tuesday’s shootings around 5 p.m. […]

    U.S Gunman Kills Three Young Muslims,Motive Disputed.
  • Jabhadda ONLF Iyo Ethiopia OO Kulan Ku Yeeshay Nairobi.

    Jabhadda wadaniga xoraynta Ogaadeeniya ee ONLF iyo dawladda Ethiopia ayaa wada hadalo xal nabadeed oo waara loogu raadinayo siyaasadda dhulka Ogaadeeniya ku yeeshay caasimadda Kenya ee Nairobi. Sida ay xaqiijiyeen siyaasiyiin ku sugan Kenya waxuu kulanka labada dhinac ahaa mid looga arinsaday ajandooyinka labada dhinac ee wada hadalada dhawaan u furmi doona. Sida la sheegayna wada hadalkan ayaa ahaa mid […]

    Jabhadda ONLF Iyo Ethiopia OO Kulan Ku Yeeshay Nairobi.
  • Dagaal Ka Dhacay Guriceel OO La Sheegay In Lagu Hor Joogsanayay Booqashada Madax-waynaha ee Dhuusamareeb.

    Dagaalkii saaka degmada Guriceel ku dhex maray ciidama dawladda Soomaaliya iyo kuwa Ahul Suna ayaan wali la ogaan khasaaraha ka dhashay. War hoose oo aan helay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda gabi ahaanba laga saaray sal=dhigyo ay ku lahaayeen gudaha degmada Guriceel ee G/Galguduud. Gudoomiyaha G/Galaguduud ee dawladda Soomaaliya mudane Cali Weheliye “Cirfo” oo radio Muqdisho u waramay ayaa sheegay […]

    Dagaal Ka Dhacay Guriceel OO La Sheegay In Lagu Hor Joogsanayay Booqashada Madax-waynaha ee Dhuusamareeb.
  • Madax-waynaha DFS oo Gaadhay Magaalada Dhuusamareen.

    Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madax-waynaha dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta duhurkii gaadhay magaalada Dhuusamareeb ee G/Galguduud. Ujeedada booqashada madaxwaynaha ayaa ah in uu furo shirka nabadaynta beelaha gobolada dhexe oo lagu wado in uu ka furmo degmada Dhuusamareen. Amaanka magaalada ayaa aad loo sugay iyagoo ay halkaas ku sugan yihiin ciidamao fara badan oo Muqdisho laga […]

    Madax-waynaha DFS oo Gaadhay Magaalada Dhuusamareen.
  • Madax-waynaha Puntland Iyo Wafti UU Hogaaminayo OO Ethiopia U Dhoofay.

    Madax-waynaha dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti waziiro u badan ayaa maanta ka dhoofay caasimadda Garoowe iyagoo ku sii jeeda caasimadda Ethiopia ee Addis ababa. Waftiga uu hogaaminayo Gaas waxaa ka mid ah waziirka wazaaradda waxbarashada,waziirka wazaarada dekadaha gaadiidka badda iyo ladagaalanka burcad badeedka iyo waziirul dawlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah. Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/xakiim Cabdullahi […]

    Madax-waynaha Puntland Iyo Wafti UU Hogaaminayo OO Ethiopia U Dhoofay.
  • Xil-dhibaan Muqdisho Lagu Dilay.

    Sida ay shaacisay dawladda Soomaaliya waxaa degmada Xamar Jajab ee caasimadda Mduqdisho lagu dilay xildhibaan Cabdullahi Qayaad Barre oo kamid ahaa xildhibaanada dalka. Xildhibaanka waxaa toogasho ku dilay dablay hubaysan oo aan hayb tooda la sheegin. Sida uu sheegay gudoomiyaha golaha baarlamaanka qaranka Jawaari waxaa xildhibaanka la dilay xili uu ku soo jeeday xarunta baarlamaanka oo xiligaas ka socotay ansixinta […]

    Xil-dhibaan Muqdisho Lagu Dilay.
  • Wafti Ka Socda Hay’dda UNFPA OO Booqday Garoowe.

    Madax-waynaha Puntland Cabdi wali Cali Gaas ayaa caasimadda Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeya wafti barlaadhan oo ka socda hay’adda UNFPA oo booqasho shaqo ku soo gaaray deegaanada Puntland. Wftigan oo uu hogaaminayo madaxa cusub ee UNFPA ee Soomaaliya Mr.Francois Farah Miche ayaa waxaa ku waheliya booqashada ay Puntland ku maryaan kuxigeenka hay’dda mrs.Kyeyune iyo madaxii hore ee hay’adda ee Soomaaliya […]

    Wafti Ka Socda Hay’dda UNFPA OO Booqday Garoowe.
  • Dalalka Jabuuti Iyo Ethiopia OO Ku Heshiiyay Qodobo Dhawr Ah.

    Labada dal ee Jabuuti iyo Ethiopia ayaa waxay qalinka kuwada duugeen heshiisyo dhawr ah oo labada dal wada gaadheen. Heshiisyadan ayaa gabi ahaanba waxay ku saabsan yihiin dhinaca ganacsiga iyo horumarka labada dal. qodobada labada dhinac qalinka ku duugeen waxaa ka mid ah 1.Dhisidda dhuumo soo qaada Gaaslka dabiiciga ah. 2.Dhismaha warshad sifaysa gaaska dabiiciga ah 3.Iyo in guud ahaan […]

    Dalalka Jabuuti Iyo Ethiopia OO Ku Heshiiyay Qodobo Dhawr Ah.

Wararka »

Waziirul Dawlaha Madaxtooyada ee Gobolada Puntland  oo Canada Booqanaya.

Waziirul Dawlaha Madaxtooyada ee Gobolada Puntland oo Canada Booqanaya.

February 22, 2015 at 3:52 pm

Waziirul dawlaha madaxtooyada ee arimaha gobolada Puntland mudane Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ee iminka ku sugan magaalada Toronto ayaa kulan la qaatay guud ahaan shacabka...

News in English »

HARDENING OF ATTITUDE

HARDENING OF ATTITUDE

February 17, 2015 at 5:04 pm

I read about “the hardening of attitude” somewhere (don’t ask me about the book, the author, when and in what context, for I can’t recall or recollect either of that)....

Caalamka »

Daacish OO Markale Gawracday Muwaadin  U Dhashay Japan.

Daacish OO Markale Gawracday Muwaadin U Dhashay Japan.

February 1, 2015 at 4:30 pm

 Daacish ayaa muqaal ay soo galiyeen shabakadda Internetka waxay ku muujiyeen in ay mar kale qoorta ka jareen muwaadin u dhashay dalka Japan. Video la soo dhigay barta internetka...

Wararka Afrika »

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

December 18, 2014 at 8:14 pm

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka...