• Tima-bannaanida Michelle Obama oo la hadal hayo

    Dooda culus, ayaa ka dhalatay Michele Obama oo tagtay Sucuudiga, iyadoo wehlisa madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama. Markii la arkay Michele Obama iyo ninkeeda Barack Obama oo ka degay Riyadh oo madaxu u qaawan yahay, ayaa waxaa lays lahaa saxaafada ayaa aad u buunbuunin Carabta , garaahaan ta Bulshada ee twitter-ka. Waxaa markiiba la sameeyay laba halku-dhag oo ahaa (#Michele Obama […]

    Tima-bannaanida Michelle Obama oo la hadal hayo
  • Waziirka Wabarashada Puntland Oo Garoowe Kula Shiray Ha’yado Caalami ah.

    Waziirka wazaaradda wax barasha iyo tacliinta sare ee dawladda Puntland mudane Cali Xaaji Warsame ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiin ka socotay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya iyo hay’adda xaga gargaarka ah ee USID. Ujeedada kulankan labada dhinac ayaa lagu sheegay mid uu waftigu uugu kuur galayay guud ahaan waxbarasha Puntland iyo baahida ka jirta. Waziirka oo saxaafadda la hadlay ayaa […]

    Waziirka Wabarashada Puntland Oo Garoowe Kula Shiray Ha’yado Caalami ah.
  • Ciidamada Jubaland oo Kaashanaya Amisom Ayaa Sheegtay Goobo Ay Kala Wareegeen Maleeshiyada Al-Shabaab.

    Sida ay sheegayaan masuuliyiinta dawlada goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ciidamadooda oo garab military ka helaya ciidamada Amisom ayaa gaaray guulo dhinaca hawl-galada ah. Dhaq dhaqaa ay ciidamada jubaland iyo kuwa Amisom dhawaan sameeyeen ayay kula wareegeen dhul hor leh oo horay gacanta maleeshiyada al-shabaab uugu jiray. Deegaanka Jamaay Cabdalle oo qiyaastii u jirta degmada Afmadaw 80km.ayaa ka mid ah meelaha […]

    Ciidamada Jubaland oo Kaashanaya Amisom Ayaa Sheegtay Goobo Ay Kala Wareegeen Maleeshiyada Al-Shabaab.
  • Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

    Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, visited Somalia today (January 25) to launch several development projects, including a new terminal for the Aden Abdulle International Airport airport terminal, in the Somali seaside capital of Mogadishu. President Erdogan was accompanied on his second visit to the Horn of Africa country by his wife, daughter and several ministers. Somali President Hassan Sheikh Mohamud […]

    Turkish President in Somalia to Launch Development Projects
  • Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

    Madax-waynaha dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay caasimadda dalka ee Muqdisho. Garoonka magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba wadoonka waawayn ee caasimadda ayaa amaankooda aad loo adkeeyay,waxaana gudaha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade ku soo dhaweeyay madaxwayne Erdogan xukuumadda Soomaaliya oo uu hogaaminayo madax-waynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madax-waynha dalka […]

    Madax-waynaha Turkiga Oo Soo Gaadhay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
  • “Dhagayso” Duqa Magaalada Gaalkacayo oo Digniin Udiray Qorsha Maamul Usamaynta Gobolada Dhexe.

    Duqa magaalada Gaalkacayo ee G/Mudug mudane C/Casiis Jaamac Guuleed oo saxaafadda la hadlay ayaa digniin culus u soo jeediyay qorshaha lagu doonayo in maamul midaysan laga sameeyo gobolada dhexe ee dalka. Hadalka duqa magaalada Gaalkacayo ayaa imanay xili ay socdaan abaabul lagu doonayo in la sameeyo maamulka Galguduud iyo Mudug oo ay dawladda dhexe dabada ka soo riixayso,waxaana magaalada Cadaado […]

    “Dhagayso” Duqa Magaalada Gaalkacayo oo Digniin Udiray Qorsha Maamul Usamaynta Gobolada Dhexe.
  • W/Wazaaradda Maaliyadda ee Puntland oo Booqday Kastamka Tuka-Raq ee G/Sool.

    Waziirka wazaaradda maaliyadda ee dawladda Puntland mudane Shire Xaaji Faarax iyo wafti uu hogaaminaya ayaa khamiistii booqday kastamka tuulada Tuka-raq ee G/Sool. Waziirka oo saxaafadda kula hadlay gudaha kastmak Tuka-raq ayaa sheegay in ay dawladda Puntland ka go’antahay xoojinta kastamada dalka. Dhawaana dawladda Puntland ayaa furtay kastma ku yaala deegaanka Tuur-dib ee deegaanka degmada Gal-dogo ee G/Mudug kaasi oo ay […]

    W/Wazaaradda Maaliyadda ee Puntland oo Booqday Kastamka Tuka-Raq ee G/Sool.
  • Madaxwaynah Turkiga Oo Jabuuti Booqday.

    Madax-waynaha dalka Turkiga mudane Recep Dayip Erdogan ayaa booqday dalka Jabuuti,waxayna booqashadani qayb ka tahay socdaal oo madax-waynaha Turkigu kumarayo geeska Africa. Waftiga madaxwaynaha dalka Turkiga ayaa si diiran waxaa Jabuuti uugu soo dhaweeyay madax-wayne Ismaaciil Cumar Geele iyo masuuliyiinta golayaasha dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti. Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Jabuuti ayaa salaan sharaf siiyay madaxwaynaha dalka Turkiga oo ka soo noqday […]

    Madaxwaynah Turkiga Oo Jabuuti Booqday.
  • Hanti-Dhawrka Guud ee Soomaaliya oo Sheegay In Madaxtooyada Soomaaliya Hor Joogsatay Shaqo-Maalmeedkoodii.

    Handti-dhawrka guud ee qaranka ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku sheegay in hor istaag lagu sameeyay shaqooyinkii ay qaranka u hayeen. Dr.Nuur Jimcaale Faarax oo ah hanti dhawrka guud ee dalka ayaa war saxaafadeedka ku sheegay in loo diiday in ay gutaan shaqooyinkii qaran ee ahaa baadhitaanka iyo guud ahaan ogaanshaha hantida qaranka sida loo maamulayo. Tan […]

    Hanti-Dhawrka Guud ee Soomaaliya oo Sheegay In Madaxtooyada Soomaaliya Hor Joogsatay Shaqo-Maalmeedkoodii.
  • Wakiilka Soomaaliya ee IGAD Maxuu Kayidhi Shirka Kismaayo ee Lagu Daahfurayo Soo Xulitaanka Baarlamaanka Jubaland.

Wararka »

Waziirka Wabarashada Puntland Oo Garoowe Kula Shiray Ha’yado Caalami ah.

Waziirka Wabarashada Puntland Oo Garoowe Kula Shiray Ha’yado Caalami ah.

January 29, 2015 at 1:34 pm

Waziirka wazaaradda wax barasha iyo tacliinta sare ee dawladda Puntland mudane Cali Xaaji Warsame ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiin ka socotay safaaradda Maraykanka...

News in English »

Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

Turkish President in Somalia to Launch Development Projects

January 26, 2015 at 4:31 am

Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, visited Somalia today (January 25) to launch several development projects, including a new terminal for the Aden Abdulle International...

Caalamka »

Tima-bannaanida Michelle Obama oo la hadal hayo

Tima-bannaanida Michelle Obama oo la hadal hayo

January 29, 2015 at 1:47 pm

Dooda culus, ayaa ka dhalatay Michele Obama oo tagtay Sucuudiga, iyadoo wehlisa madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama. Markii la arkay Michele Obama iyo ninkeeda Barack Obama...

Wararka Afrika »

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

December 18, 2014 at 8:14 pm

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka...