• MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.

    Madaxwaynaha dawlaada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho iyagoo u sii jeeda Kismayo. Booqashada madaxwaynaha ee magaalda Kismayo oo aan horay loo sii sheegin ayaa imanaysa ka dib magacaabidii waziirka koobaad ee dalka xili ay Soomaalidu ka bixisay saadaal kala duwan. Waftiga madaxwaynaha waxaa ka mid […]

    MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.
  • Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

    Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa xiriirka aan la leenaha dalka Cuba ee dhinacyada ganacsiga iyo dalxiiska waxaan kale oo aan ka wada hadli doonaa maxaabiis labada dhinac ku kala xiran. Gudaha dalka Cuba waxaa maxbuus ku ah laba qof […]

    Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.
  • Odayaal Dhaqameed Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye oo Kismaayo Gaaray.

    Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beelah hawiye oo uu hogaaminayo r/wazaarahii hore Cali Maxamed Geedi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Lama oga ujeedada socdaalka odayaasha balse waxaa daboolka laga qaaday in ay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta uugu saraysa ee dawlada goboleedka Jubaland. Warar aan la hubin oo ka imanaya villa Soomaaliya ayaa sheegaya in ay suurto […]

    Odayaal Dhaqameed Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye oo Kismaayo Gaaray.
  • Xamaas oo Laga Saaray Liiska Argagixisada.

    Maxkamadda guud ee midawga Yurub ayaa gabi ahaanba ka saartay liiska argagixisada caalamiga ah ururka Xamaas ee Falastiin. Xamaas tani iyo intii ka dambaysay doorashooyinkii guud ee Falastiin ee ay ku guulaysteen waxaa saarnaa cunaqabatay iyo waliba iyadoo lagu daray liiska argagixisda caalamiga ah. Maxkamadda guud ee midawga Yurub ayaa sheegtay in aan la haynin sabab ay uugu sii jiraan […]

    Xamaas oo Laga Saaray Liiska Argagixisada.
  • MD.Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya Kula Shiray Danjire Cumar C/Rashiid.

    Sida ay ku soo waramayaan waxaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kulan uuga bilawday madaxwaynaha dalka Soomaaliya iyo danjire Cumar C/rashiid oo loo badinayo in uu qabto xilka r/wazaare ee dalka Soomaaliya. Inkasta oo kulankaasi ahaa mid albaabadu u xirnaayeen haddana sida ay sheegayaan dad ku dhaw xafiiska madaxwaynahu waxuu kulanku ahaa mid looga wada hadlay shuruudaha laga […]

    MD.Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya Kula Shiray Danjire Cumar C/Rashiid.
  • Xildhibaanada DFS Qaar Ka Mid ah oo Wada Olole Ka Dhan ah Cumar C/Rashiid.

    Qaar ka mid ah xildhibaanada DFS oo u badan kuwii madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ku taageeray mooshinkii lagu tuuray dawladii uu hogaaminayay mudane C/wali Sheekh Maxamed Axamed ayaa magaalada Muqdisho ka wada olole balaaran oo ay ku diidan yihiin mudane Cumar Cabdi rashiid oo loo magacaabo xilka waziirka koowaad ee DFS.   Xildhibaanadan oo iminka la sheegay in ay gaarayaan […]

    Xildhibaanada DFS Qaar Ka Mid ah oo Wada Olole Ka Dhan ah Cumar C/Rashiid.
  • Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

    After years of pervasive public perception that public resources are being squandered by officials and government agencies, Somalia’s auditor general has taken unprecedented steps to fight systemic corruption. Somali porters offload goods from a vessel at the Mogadishu Port in April 2013. Some private sector firms have been accused of bribing government officials to avoid paying taxes at the port. […]

    Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

Wararka »

MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.

MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.

December 18, 2014 at 11:59 am

Madaxwaynaha dawlaada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho iyagoo u sii jeeda...

News in English »

Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

Somalia’s Auditor General Takes on Government Corroption.

December 16, 2014 at 11:26 pm

After years of pervasive public perception that public resources are being squandered by officials and government agencies, Somalia’s auditor general has taken unprecedented...

Caalamka »

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

December 18, 2014 at 11:38 am

Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa...

Wararka Afrika »

JABUUTI: Ciidamadeennu kama bixi doonaan Somalia Illaa intay ka Xasilayso

JABUUTI: Ciidamadeennu kama bixi doonaan Somalia Illaa intay ka Xasilayso

December 15, 2014 at 4:38 pm

Isniin, December 15, 2014 (HOL) — Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti oo safar ku jooga dalka Turkiga ayaa sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay la bixi doonin...