• MD.Xasan Sheekh Iyo Siilaanyo oo Jabuuti Kulan Ku Yeeshay.

    Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqday dalka Jabuuti,waxaana dalkaasi loogu soo dhaweeyay si aad u diiran. Kulamo gooni gooni ah oo dhexmaray madaxwayne Xasan Sheekh iyo dhigiisa dalka Jabuuti madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele ayaa looga wada hadlay xiriirka labada dal iyo waliba horumarka dalka Soomaaliya ee xiligan. Madaxwaynaha dalka Jabuuti ayaa mar […]

    MD.Xasan Sheekh Iyo Siilaanyo oo Jabuuti Kulan Ku Yeeshay.
  • Barre Hiiraale:Xasan Sheekh Maxamuud Xilka Madaxwayne Ma Magacaabi Karo.

    Barre Aadan Shire “Barre Hiiraale oo madax ka ahaa garab ka mid ah garabyadii ka soo horjeeday dhismaha dawlad goboleedka Jubaland Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda BBCda laanteeda afka Soomaaliga ku sheegay in aan waxba ka jirin qodob ka mid ah qodobadii labada ahaa ee MD.Xasan Sheekh Maxamuud ku saxeeyay xili dhawaan uu booqday Kismayo  ee hogaamiyaha Jubaland Sheekh […]

    Barre Hiiraale:Xasan Sheekh Maxamuud Xilka Madaxwayne Ma Magacaabi Karo.
  • Madaxwaynaha Kenay oo Saxeexay Sharciga La Dagaalanka Argagixisada.

    Madaxwaynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saxeexay sharciga la dagaalanka argagixisada ee muranka badan ka dhex dhaliyay baarlamaanka dalkiisa. Sarcigan ayaa ogolaansho buuxa siinaya hayadaha nabad galyada iyo dawladaba in la xiro ama baadhitaano lagu sameeyo cid kasta oo laga qabo tuhun ku wajahan falal nabad galyo xumo. Xarakada al shabaab ayaa dhawaanahan gudaha dalka Kenya ka fulisay hawl galo dad […]

    Madaxwaynaha Kenay oo Saxeexay Sharciga La Dagaalanka Argagixisada.
  • Waziiro Ka Mid Ah Xukuumadii Dhacday Oo Isku Dayay Ruqsad La’aan In Ay Dalka Ka Baxaan.

    Qaar ka mid ah waziiradii dawladii kal soonida lagala laabtay ee r/wazaare C/wali Sheekh Axmed ayaa la sheegayaa in garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo celiyay xili ay doonayeen in ay dhoofaan. Sidaas waxaa yiri sii hayaha wazaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee DFS.mudane Khalid Cumar Cali oo saxaafadda u waramay,ma haboona ayuu sii daba dhigay in […]

    Waziiro Ka Mid Ah Xukuumadii Dhacday Oo Isku Dayay Ruqsad La’aan In Ay Dalka Ka Baxaan.
  • MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

    Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka Qoraxay. Waftiga madaxwaynaha oo socod dhulka caasimadda deegaanka ee Jigjiga uuga baxay ayaa sii maray magaalooyinka iyo tuulooyinka deegaanka ee wadada laamiga ah,waxayna magaalada Dhagaxbuur ee caasimadda gobolka Jarar kula kulmeen bulshada qaybaheeda kala duwan. Waftiga madaxwaynaha ayaa bulshada […]

    MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.
  • Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.

    Madaxwaynaha dawladda faderalka Soomaaliya iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa soo gaba gabeeyay booqasho saacado qaadatay oo ay ku tageen magaalada Kismayo ee dawlad goboleedka Jubaland. Madaxwaynaha iyo waftia uu hogaaminayo oo iskugu jiray xildhibaano, odayaal dhaqameed,saraakiil ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ay dib galabta uugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Ujeedada socdaalka madaxwaynaha ayaa la sheegay in ay ahayd […]

    Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Muqdisho Ku Soo Laabtay.
  • MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.

    Madaxwaynaha dawlaada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho iyagoo u sii jeeda Kismayo. Booqashada madaxwaynaha ee magaalda Kismayo oo aan horay loo sii sheegin ayaa imanaysa ka dib magacaabidii waziirka koobaad ee dalka xili ay Soomaalidu ka bixisay saadaal kala duwan. Waftiga madaxwaynaha waxaa ka mid […]

    MD DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismayo Booqanaya.
  • Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

    Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa xiriirka aan la leenaha dalka Cuba ee dhinacyada ganacsiga iyo dalxiiska waxaan kale oo aan ka wada hadli doonaa maxaabiis labada dhinac ku kala xiran. Gudaha dalka Cuba waxaa maxbuus ku ah laba qof […]

    Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

Wararka »

MD.Xasan Sheekh Iyo Siilaanyo oo Jabuuti Kulan Ku Yeeshay.

MD.Xasan Sheekh Iyo Siilaanyo oo Jabuuti Kulan Ku Yeeshay.

December 20, 2014 at 5:51 pm

Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqday dalka Jabuuti,waxaana dalkaasi loogu soo dhaweeyay si aad u diiran. Kulamo...

News in English »

Kenya security law: President Uhuru Kenyatta signs bill.

Kenya security law: President Uhuru Kenyatta signs bill.

December 20, 2014 at 2:49 am

Activists protested outside parliament as MPs passed the amended bill Continue reading the main story Related Stories Paid to fight for al-Shabab Bus survivor: ‘I played...

Caalamka »

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

Maraykanka oo Hagaajinaya Xiriirka ay La Leeyihiin Cuba.

December 18, 2014 at 11:38 am

Sida uu sheegay madaxwayne Brack Obama waxaa dalka Maraykanku hagaajin doonaa xiriirka ay la leeyihiin dalka Cuba oo mudo 50 sano ah xumaa. “waxaanu hagaajin doonaa...

Wararka Afrika »

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

MD.DDSI.Ayaa Booqanaya Gobolada Deegaanka.

December 18, 2014 at 8:14 pm

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa gaadhay magaalada Qabri -Dahare caasimadda gobolka...